HomeWararKhasaaro ka dhashay Goob ay ka socotay Xaflad Aroos Gobolka Mudug

Khasaaro ka dhashay Goob ay ka socotay Xaflad Aroos Gobolka Mudug

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Wararka aan ka heleyno Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaan ka tirsan Gobolkaas xalay weerar lagu qaaday goob ay ka socotay Xaflad Aroos ah,waxaana ka soo baxaya warar kala duwan. Weerarka ayaa waxaa geystay nin  hubeysnaa oo rasaas ku furay goobta ay socotay Xaflada Arooska oo dhaceysay deegaan lagu magacaabo Lulusho oo hoostega […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaan ka tirsan Gobolkaas xalay weerar lagu qaaday goob ay ka socotay Xaflad Aroos ah,waxaana ka soo baxaya warar kala duwan.

Weerarka ayaa waxaa geystay nin  hubeysnaa oo rasaas ku furay goobta ay socotay Xaflada Arooska oo dhaceysay deegaan lagu magacaabo Lulusho oo hoostega deegaanka Wisil oo ka tirsan Gobolka Mudug.

- Advertisement -

Ugu yaraan laba ruux oo kamid ahaa dadkii ku sugnaa Xaflada ayaa ku dhaawacmay rasaasta halkaas uu ku furay Ninka hubeysnaa,kaasi oo falka kadib si deg deg ah ka baxsaday.

Dadka dhaawacmay ayaa waxaa la dhigay Isbitalka weyn ee Gobolka Mudug,halkaas oo haatan Xaaladooda Caafimaad lagu dabiibayo.

Weli ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka Gobolka Mudug oo ay uga hadlayaan dhacdadii xalay ka dhacday deegaanka Lulusho ee Gobolkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories