HomeWararCiidanka Uganda ee jooga Somali oo ka cabanaya Mushaar la'aan

Ciidanka Uganda ee jooga Somali oo ka cabanaya Mushaar la’aan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciiddanka Difaaca Uganda ee UPDF ee jooga Somalia ayaa la sheegay in aysan wax mushaar ah qaadanin muddo 7 bilood ah. Wadarta Guud ee Lacagta ka maqan Ciiddankaasi ayaa waxaa lagu sheegay inay dhan tahay  52 Billion ee Shillinka Uganda. Sababaha ay u la’ yihiin Mushaarkooda weli kama aysan hadlin Wasaaradda Difaaca Uganda, balse, Maamulka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciiddanka Difaaca Uganda ee UPDF ee jooga Somalia ayaa la sheegay in aysan wax mushaar ah qaadanin muddo 7 bilood ah.

Wadarta Guud ee Lacagta ka maqan Ciiddankaasi ayaa waxaa lagu sheegay inay dhan tahay  52 Billion ee Shillinka Uganda.

- Advertisement -

Sababaha ay u la’ yihiin Mushaarkooda weli kama aysan hadlin Wasaaradda Difaaca Uganda, balse, Maamulka Wargeyska New Vision waxay ballan qaadeen inay bidhaamin doonaan gundhiga sababay mushaar la’aanta ciiddankaasi.

Xigasho: Wargeyska New Vision

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts