HomeWararGuddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo la kulmay Guddoomiye Mahad Alle

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo la kulmay Guddoomiye Mahad Alle

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Sii-hayaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir mudane Ibraahim Cumar Mahadale (Ibraahim Dheere) ayaa xalay kulankii ugu horeeyay la qaatay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir  Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Guddoomiye Finish ayaa Ibraahim Dheere ka xog wareystay hawalaha shaqo ee muhiimka ah oo ay Gobolka ka qabteen tan iyo markii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sii-hayaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir mudane Ibraahim Cumar Mahadale (Ibraahim Dheere) ayaa xalay kulankii ugu horeeyay la qaatay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir  Cumar Maxamuud Maxamed (Filish).

Guddoomiye Finish ayaa Ibraahim Dheere ka xog wareystay hawalaha shaqo ee muhiimka ah oo ay Gobolka ka qabteen tan iyo markii uu geeriyooday Gudoomiyihii Gobalka Marxuum Eng Yariisow iyo sidii loo dar-dar galin lahaa howlaha horyaalla.

- Advertisement -

Waxaa kulan soo dhawayn iyo hambalyeen ah iigu yimid oo an waqti wada qadanay Siihaayaha Xilka gudoomiyaha gobalka ahna Gudoomiye kuxigeenka maamulka iyo Maalyadda Gobalka Banaadir Ibraahim Mahad alla (ibraahim dheere). Guddoomiye Ibraahim Dheere ayaa waxaan ka xog wareystay hawalaha shaqo ee muhiimka ah oo ay Gobolka kaqabteen tan iyo markii uu geeriyooday Gudoomiyihii Gobalka Eng Yariisow iyo sidii aan u dar-dar galin lahayn howlaha nahoryaala”ayu yiri Guddoomiye Cumar Maxamuud Maxamed (Filish).

Si kastaba Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa Khamiistii la soo dhaafay Cumar Finish u magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ahna Magaalada Muqdisho,kadib markii uu geeriyooday Guddoomiyihii Gobolka Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng.Yariisow.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts