HomeWararBandowgii lagu soo rogay Magaalada Kismaayo oo laga qaaday

Bandowgii lagu soo rogay Magaalada Kismaayo oo laga qaaday

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa Maanta dib looga qaaday Bandowgii dhawaan Guddiga amniga dowlad Goboleedka Jubbaland uu ku soo rogay,kadib markii halkaas lagu qabtay Doorashada Madaxweynaha Jubbaland. Waxaa dib loo furay dhammaan Cirka,dhulka, Badda iyo Xuduudaha Magaalada Kismaayo ee la xiray 20-kii Bishan,iyadoo Maanta dib u bilaawdeen dhaq-dhaqaaqyadii ganacsi ee jiray Magaalada. Sidoo kale Garoonka diyaaradaha […]

- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa Maanta dib looga qaaday Bandowgii dhawaan Guddiga amniga dowlad Goboleedka Jubbaland uu ku soo rogay,kadib markii halkaas lagu qabtay Doorashada Madaxweynaha Jubbaland.

Waxaa dib loo furay dhammaan Cirka,dhulka, Badda iyo Xuduudaha Magaalada Kismaayo ee la xiray 20-kii Bishan,iyadoo Maanta dib u bilaawdeen dhaq-dhaqaaqyadii ganacsi ee jiray Magaalada.

- Advertisement -

Sidoo kale Garoonka diyaaradaha Kismaayo iyo xarumaha maamulka Jubbaland ayaa dib u shaqa bilaabay,iyadoo dhawaan Guddiga amniga maamulkaas uu sheegay in la xerayo ilaa inta socoto Doorashada Madaxtinimada Jubbaland,taasi oo dhacday Khamiistii la soo dhaafay.

Magaalada Kismaayo  ee Caasimadda KMG u ah dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ka dhacay dibad baxyo lagu taageerayay, dib u doorashada Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories