HomeWararSawirro:-Rag Kufsi ka geystay degmo ka tirsan Galmudug oo xukun lagu fuliyay

Sawirro:-Rag Kufsi ka geystay degmo ka tirsan Galmudug oo xukun lagu fuliyay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Xubnaha Garsoonka Ahlusunna Waljameeca ayaa Maanta goob faragaaro ah oo ku yaalla Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug waxaa ay xukun Karbaash ah ku fuliyeen rag lagu eedeeyay fal Kufsi ah. Raggan lagu jeedalay Dhuusamareeb oo ahaa laba ruux ayaa dhowr Bilood kahor fal kusfi ah ka geystay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud,isla markaana […]

- Advertisement -

Xubnaha Garsoonka Ahlusunna Waljameeca ayaa Maanta goob faragaaro ah oo ku yaalla Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug waxaa ay xukun Karbaash ah ku fuliyeen rag lagu eedeeyay fal Kufsi ah.

Raggan lagu jeedalay Dhuusamareeb oo ahaa laba ruux ayaa dhowr Bilood kahor fal kusfi ah ka geystay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud,isla markaana waxaa gacanta ku haayay Booliska Galmudug.

- Advertisement -

Ahlusunna Waljameeca ayaa Maanta boqolaal shacab ah isugu keentay Fagaaro ku yaalla Dhuusamareeb, si dadka ay u daawadan Xukunka,waxaana dadka hortooda xukunka ka Akhriyay xubno ka tirsan Garsoonka Ahlusunna Waljameeca.

Sidoo kale Goobta uu xukunka ka dhacaayay ayaa waxaa ku sugnaa Ciidamo ka tirsan Booliska Maamulka Galmudug,kuwaasi oo amniga siweyn u sugayay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories