HomeWararWasaaradda Kalluumeysiga oo Shir muhiim ah ka furtay Magaalada Muqdisho

Wasaaradda Kalluumeysiga oo Shir muhiim ah ka furtay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Shirkan oo ahaa kii ugu horeeyay ee lagu wadaagayo xogta Kalluumeysiga dalka iyo Kheyraadka badda dalkeena ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hey’adda FAO qaybteeda Kalluumeysiga. Shirkan xog uruurinta ee u dhaxeeya wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda iyo wasaaradaha Kalluumaysiga ee dowlad goboleedyada dalka , waxaa […]

- Advertisement -

Shirkan oo ahaa kii ugu horeeyay ee lagu wadaagayo xogta Kalluumeysiga dalka iyo Kheyraadka badda dalkeena ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hey’adda FAO qaybteeda Kalluumeysiga.

Shirkan xog uruurinta ee u dhaxeeya wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda iyo wasaaradaha Kalluumaysiga ee dowlad goboleedyada dalka , waxaa iyana ka soo qaybgalayaasha shirkan kamida ahaa GEEL, GIZ , FAIR FISHING , SECURE FISHERIES , Iskaashatooyinka gobolka Banaadir iyo Jaamacadda City kuwaa oo iyagana la wadaagay xogta ay ka hayaan Kheyraadka badda .

- Advertisement -

Kulankan oo uu furay agaasimaha guud ee wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda mudane Maxamuud Sheekh Cabdullahi ayaa socon doono mudo labo maalin ah 20-21 -2019 , waxaan inta uu socdo la isla meel dhigi doonaa xogta saxda ah ee Kheryaadka badda dalka oo mudo xog uruurin lagu samaynayay waxaana maalinta berito ah soo xiri doona shirkan wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda mudane Cabdullahi Bidhaan Warsame .

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories