HomeWararIsku aadka tartanka kubadda Cagta Degmooyinka G/Banaadir oo la sameeyay

Isku aadka tartanka kubadda Cagta Degmooyinka G/Banaadir oo la sameeyay

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xalay lagu qabtay Xaflada isku aadka wareega Guruubyada tartanka kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir oo sanadkasta la qabto. Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa loo qeybiyay afar Group oo sadex group ay ku dagaalami doonan afar kooxod halka group-ka A ay ku dagaalami doonan shan kooxood. Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir […]

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xalay lagu qabtay Xaflada isku aadka wareega Guruubyada tartanka kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir oo sanadkasta la qabto.

Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa loo qeybiyay afar Group oo sadex group ay ku dagaalami doonan afar kooxod halka group-ka A ay ku dagaalami doonan shan kooxood.

- Advertisement -

Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir Dhanka arrimaha Bulshada iyo Wacyi Galinta Marwo Basma Caamir Axmed (jaktti) ayaa ku dhawaqday in tartanka kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir uu bilaaban doono 1-da Bisha soo socota ee September 2019.

Tartankaan ayaa waxaa ku tartami doonan 17ka Degmo ee Gobolka Banaadir.

Tartanaka waxaa difaacanaya degmada waaberi oo qaaday laba sanno oo isku xigta.

- Advertisement -

Hoos ka Daawo sida ay isugu beegmeen Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories