HomeWararGuddiga Dib u heshiisiinta Galmudug oo shaaciyay in ay soo gaareen Liiska...

Guddiga Dib u heshiisiinta Galmudug oo shaaciyay in ay soo gaareen Liiska Ergada Shirka

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug, Dr. Cabdiraxamaan Cabdullaahi Baadiyow iyo Xubnaha kale ee  guddiga ayaa kormeeray xarunta loogu tala galay in uu ka dhaco shir-weynaha dib-u-heshiisiinta iyo goobaha ay degayaan ergada ka qayb geleysa shirka. Dr. Cabdiraxamaan Cabdullaahi Baadiyow ayaa sheegay in lasoo gebagebeeyay diyaar garowga shirka ayna diyaar yihiin dhammaan waxyaabaha aasaasiga ah […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug, Dr. Cabdiraxamaan Cabdullaahi Baadiyow iyo Xubnaha kale ee  guddiga ayaa kormeeray xarunta loogu tala galay in uu ka dhaco shir-weynaha dib-u-heshiisiinta iyo goobaha ay degayaan ergada ka qayb geleysa shirka.

Dr. Cabdiraxamaan Cabdullaahi Baadiyow ayaa sheegay in lasoo gebagebeeyay diyaar garowga shirka ayna diyaar yihiin dhammaan waxyaabaha aasaasiga ah ee ku xeernaa shirka, dhammaan dhinacya shirka ka qeyb geli lahaana ay liiska ergada u soo direen guddiga.

- Advertisement -

Guddoomiyaha guddiga ayaa caddeeyay in ay dhimantahahay oo kali ah in ergada la keeno magaalada Dhuusamareeb si 17-ka bisha uu u si rasmi ah u furmo shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories