HomeWararSawirro:-Nabadsugida Jubbaland oo soo Bandhigtay Waxyaabaha Qarxa

Sawirro:-Nabadsugida Jubbaland oo soo Bandhigtay Waxyaabaha Qarxa

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Taliska Hay’adda nabadsugidda iyo Sirdoonka dowlad Goboleedka Jubbaland ee NISA ayaa Bandhigay waxyaabaha qarxa oo ay sheegeen in Al-shabaab ay ku aaseen goobo ku yaalla Gobolka Jubbada Hoose. Cutubyo ka tirsan Ciidanka NISA Jubbaland ayaa Miinooyinka nooca dhulka lagu aaso ka soo saaray inta u dhaxeysa tuuloyinka Bangeeni iyo Koban,kuwaasi oo ay sheegeen in la […]

- Advertisement -

Taliska Hay’adda nabadsugidda iyo Sirdoonka dowlad Goboleedka Jubbaland ee NISA ayaa Bandhigay waxyaabaha qarxa oo ay sheegeen in Al-shabaab ay ku aaseen goobo ku yaalla Gobolka Jubbada Hoose.

Cutubyo ka tirsan Ciidanka NISA Jubbaland ayaa Miinooyinka nooca dhulka lagu aaso ka soo saaray inta u dhaxeysa tuuloyinka Bangeeni iyo Koban,kuwaasi oo ay sheegeen in la doonayay in lagu dhibaateeyo shacabka.

- Advertisement -

Sidoo kale halka Miinooyinka laga soo saaray ayaa waxaa ah aaga degmada Jammaame Gobolka Jubadda Hoose,halkaas oo Saldhigyo ay ku leeyihiin Ciidamo ka tirsan dowlad Goboleedka Jubbaland iyo kuwa Xoogga dalka.

Ciidanka ammaanka Jubbaland gaar ahaan cutubka u tababaran ka hortaga walxaha Qarxa una taagan mar walba ka hortaga weerarada Al-Shabaab ayaa ka soo saaray Miinoyinkan goobo ay Al-Shabaab geliyeen oo ah inta udhaxeysa tuuloyinka Bangeeni iyo Koban Waa aaga degmadda Jammaame Gobolka Jubadda Hoose”ayaa lagu yiri War ka soo baxay Taliska NISA Jubbaland.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories