HomeWararDagaal Khasaare geystay oo xalay ka dhacay gobolka Hiiraan

Dagaal Khasaare geystay oo xalay ka dhacay gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Wararka idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in saqdii dhexe ee xalay ay ka dhaceen dagaalo xooggan oo u dhaxeeyay Al-shabaab iyo dadka deegaanka. Abaaro 10:00 habeenimo ee xalay ayaa dad is abaabulay oo la magac baxay Macawuusley ay weerar ku qaadeen fariisin dagaalamayaasha Shabaab […]

- Advertisement -

Wararka idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in saqdii dhexe ee xalay ay ka dhaceen dagaalo xooggan oo u dhaxeeyay Al-shabaab iyo dadka deegaanka.

Abaaro 10:00 habeenimo ee xalay ayaa dad is abaabulay oo la magac baxay Macawuusley ay weerar ku qaadeen fariisin dagaalamayaasha Shabaab ay ku leeyihiin deegaanka Luuq-Jeelow halkaas oo uu ka dhacay dagaal qaraar.

- Advertisement -

Mid ka mid ah kooxda Macawisleyda oo la hadlay dalsan ayaa sheegay in iyagu ay weerarka qaadeen isla markaana ay Shababaab ka dileen 7 ka mid ah dagaal yahanadoodii halkaas ku sugnaa.

Dhinacadooda ayuu tilmaamay in uu jiro dhimashada hal qof iyo dhaawaca mid kale waxaana uu sheegay in ay dib ugu soo laabteen deegaankii ay weerarka ka qaadeen.

Dhowr jeer ayay sidaan oo kale Al-shabaab iyo dadka deegaanka oo la magac baxay Macawisley waxa ay ku dagaalameen deegaano ka tirsan gobolka Hiiran iyaga oo gacan ka helayo ciidamada dowladda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories