HomeWararAkhriso:-Jadwalka Doorashada Jubbaland oo isbedel lagu sameeyay

Akhriso:-Jadwalka Doorashada Jubbaland oo isbedel lagu sameeyay

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Guddiga doorashooyinka maamulka Jubbaland ayaa maanta isbedel ku sameeyay Jadwalkii doorashada ee ay hor u soo saareen kaas oo tilmaamay waqtiga doorashada Guddoonka baarlamaanka iyo Madaxweynaha. Qoraal ka soo baxay guddiga doorashada ee maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in inwax laga bedelay Jadwalka isla markaaana diiwaangelinta musharaxiinta guddoonka baarlamaanku ay bilaabanayso manta oo ay taariikhdu […]

- Advertisement -

Guddiga doorashooyinka maamulka Jubbaland ayaa maanta isbedel ku sameeyay Jadwalkii doorashada ee ay hor u soo saareen kaas oo tilmaamay waqtiga doorashada Guddoonka baarlamaanka iyo Madaxweynaha.

Qoraal ka soo baxay guddiga doorashada ee maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in inwax laga bedelay Jadwalka isla markaaana diiwaangelinta musharaxiinta guddoonka baarlamaanku ay bilaabanayso manta oo ay taariikhdu tahay 14- Agoosto.

- Advertisement -

Dhinaca kalana waxa hadal jeedinta musharaxiinta guddoonka baarlamaanka laga dhigay 15-Agosto doorashada guddoonka 17-Agosto halka hadal jeedinta musharaxiinta madaxweynaha ay bilaabanayso 18-Agosto ugu dambeyna doorashada madaxweynaha ay dhaceyso 19-bishaa.

Lama oga sababta ka dambeysa in isbedel lagu sameeyo Jadwalka doorashada hase’ahatee waxaa maalmahaan jira walaac la xiriira hanaanka guddiga doorashooyinku ay u maamulayaan arrimaha doorashada waxaana eeddaas ka imaanaysay musharaxiinta.

Halkaan Ka Akhgriso

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories