HomeWararHogaanka Xisbiga Waddani oo ka hadlay kulankii dhex maray Muuse Biixi iyo...

Hogaanka Xisbiga Waddani oo ka hadlay kulankii dhex maray Muuse Biixi iyo Xubno ka tirsan DFS

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Guddoomiyaha Xisbiga mucaradka Somaliland C/raxmaan Cirro oo shir jiraa’iid u qabtay Suxufiyiinta ayaa ka hadlay arrimo badan oo la xiriira deegaanada maamulka Somaliland oo ay ka mid yihiin dagaalo khasaaro geystay oo ka dhacay Ceel-afweyne. Dhinacyada diriraya ayuu ugu baaqay in ay joojiyaan dagaalka aan macnaha badan ku fadhin ee ay maalin kasta dadka reer […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Xisbiga mucaradka Somaliland C/raxmaan Cirro oo shir jiraa’iid u qabtay Suxufiyiinta ayaa ka hadlay arrimo badan oo la xiriira deegaanada maamulka Somaliland oo ay ka mid yihiin dagaalo khasaaro geystay oo ka dhacay Ceel-afweyne.

Dhinacyada diriraya ayuu ugu baaqay in ay joojiyaan dagaalka aan macnaha badan ku fadhin ee ay maalin kasta dadka reer Ceel Afweyne ay ku dhamaanayaan.

- Advertisement -

Dhinaca kalana waxa uu soo hadal qaaday kulankii Sucuudiga ay ku qaateen Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi xubo ka tirsan golaha wasiirada Somaliya iyo wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland.

In kasta oo uusan ku dheeraan ka hadlka arrintaas ayuu hadana waxa uu u soo qaatay maah-maahda ah “Soomalidu Waxay Tidhaahdaa Inaad Saamo Jiidiyo Sanqadh Tirasho Kala Da,aa Markaas Waxay Ila Tahay Way Cadahay Wax Waliba…“ Ayuu Yidhi Gudoomiye Ciro.

Waxaa maanta si weyn loo falan qeeynayay sawirro la soo geliayay baraha bulshada isaga oo madaxweynaha Somaliland uu la taaganyahay xubnaha ugu saamaynta badan golaha wasiirada Somalia.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories