HomeWararAkhriso:- Puntland oo war ka soo saartay Xildhibaanada Jubbaland ee la dhaariyay

Akhriso:- Puntland oo war ka soo saartay Xildhibaanada Jubbaland ee la dhaariyay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Maamulka Puntland ayaa ka hadlay xildhibaanada cusub ee lagu dhawaaqay ee maamulka Jubbaland sidoo kalana waxa ay hambalyo u direen dhamaan xubnaha cusub ee golaha wakiilada maamulka Jubbaland. Qoraal ka soo baxay Puntland ayaa lagu yiri waxa ay Puntlanad waxa ay u hambalyaynaysaa xildhibaanada baarlamaanka Jubbaland ee maanta la dhaariyay kana mid noqonaya xubnaha baarlamaanada […]

- Advertisement -

Maamulka Puntland ayaa ka hadlay xildhibaanada cusub ee lagu dhawaaqay ee maamulka Jubbaland sidoo kalana waxa ay hambalyo u direen dhamaan xubnaha cusub ee golaha wakiilada maamulka Jubbaland.

Qoraal ka soo baxay Puntland ayaa lagu yiri waxa ay Puntlanad waxa ay u hambalyaynaysaa xildhibaanada baarlamaanka Jubbaland ee maanta la dhaariyay kana mid noqonaya xubnaha baarlamaanada ee dowlad gobaleedyada.

- Advertisement -

Xildhibaanada maanta la dhaariyay ayaa ah 73-xildhibaan kuwaas oo xalay shaaciyeen guddiga doorashooyinka waxaan isi soo taraya hambalyada loo jeedinayo.

Halkaan Ka Akhriso Qoraalka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories