HomeWararSawirro:-Xubno ka tirsan Gobolka Banaadir oo la ciiday Caruurta Masuuliyiintii ku dhimatay...

Sawirro:-Xubno ka tirsan Gobolka Banaadir oo la ciiday Caruurta Masuuliyiintii ku dhimatay qaraxii ka dhacay Xarunta gobolka

Date:

Related stories

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Siihayaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna gudoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir mudane Ibraahim Cumar Mahad-Alla (Ibraahim Dheere) iyo guddoomiye ku-xigeenka arimaha bulshada gobolka Banaadir Basma Caamir Jaketti ayaa maanta xarunta gurya Samo kula ciidestay caruurta agoonta ah oo ay ka baxeen madaxii iyo howl wadeenadii ku shahiiday iyagoo u adeegaya qarankooda. Goobta ay masuuliyiintan […]

- Advertisement -

Siihayaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna gudoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir mudane Ibraahim Cumar Mahad-Alla (Ibraahim Dheere) iyo guddoomiye ku-xigeenka arimaha bulshada gobolka Banaadir Basma Caamir Jaketti ayaa maanta xarunta gurya Samo kula ciidestay caruurta agoonta ah oo ay ka baxeen madaxii iyo howl wadeenadii ku shahiiday iyagoo u adeegaya qarankooda.

Goobta ay masuuliyiintan caruurta agoonta ah farxada ciida kula qaadanayay ayaa waxaa goob joog ka ahaa qaar kamid waalidiinta iyo ehelada marxuumiinta shahiiday.

- Advertisement -

Siihayaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna gudoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir mudane Ibraahim Cumar Mahad-Alla (Ibraahim Dheere) oo goobta ka hadlay ayaa tilmaamay in caruurta agoonta ay nooga baahan yihiin naxariis iyo garab istaag dhab ah si mustaqbalka dhaw ay noqdaan kuwa qarankooda iyo nolashooda anfaca.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories