HomeWararDib u dhac ku yimid doorashadii golayaasha deegaanka iyo Wakiilada Somaliland

Dib u dhac ku yimid doorashadii golayaasha deegaanka iyo Wakiilada Somaliland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddigadoorashooyinka maamulka Somaliland oo shir jiraa’iid maanta ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa shaaca ka qaaday in aysan waqtigii loogu talagalay ku qabsoomi karin doorashada golayasha deegaanka iyo golaha wakiilada. Guddoomiyaha gudiga doorashooyinka Somaliland C/qaadir Iimaan Warsame oo la hadlay warbaahinta ayaa tilmaamay in warqadda dib u dhaca doorashada ay u gudbiyeen golaha guurtida iyo madaxweynaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddigadoorashooyinka maamulka Somaliland oo shir jiraa’iid maanta ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa shaaca ka qaaday in aysan waqtigii loogu talagalay ku qabsoomi karin doorashada golayasha deegaanka iyo golaha wakiilada.

Guddoomiyaha gudiga doorashooyinka Somaliland C/qaadir Iimaan Warsame oo la hadlay warbaahinta ayaa tilmaamay in warqadda dib u dhaca doorashada ay u gudbiyeen golaha guurtida iyo madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

- Advertisement -

Guddoomiyaha gudiga doorashooyinka Somaliland C/qaadir Iimaan Warsame ayaa yiri “Guddigu waxa uu cadeynayaa in doorashadii golayaasha deegaanka iyo wakiilada ee lagu weday in ay dhacdo 12-December 2019-ka oo ah bilk a hor dhamaadka muddo xileedka golaha wakiilada in aysan u qabsoomi karin Farsamo ahaan iyo sharci ahaanba.

Ugu dambeyntii ayuu cadeeyay in qoraal ay u gudbiyeen madaxtooyada isla markaana looga fadhiyo madaxweynaha in muddo 15-cisho gudahooda ku soo saaro Digreeto.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts