HomeWararWararkii ugu dambeeyay Guddi doorasho oo looga dhawaaqay Kismaayo

Wararkii ugu dambeeyay Guddi doorasho oo looga dhawaaqay Kismaayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa maanaata magaalada Kismaayo kulan ku yeeshay xubnaha Musharaxiinta isbedel doonka ee u taaqan xilka madaxtinimo ee maamulkaas kuwaas oo muddooyinkaan dambe dhaliilsanaa hanaanka ay wax u wadaan guddiga doorashooyinka. Xubnaha guddiga ee la magacaabay waxa ay ka koobanyihiin 11-xubnood kuwaas loo xilsaaray qabashada doorashada sila lagu yiri kulanka maanta lagu soo bandhigayay cabashada musharaxiinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa maanaata magaalada Kismaayo kulan ku yeeshay xubnaha Musharaxiinta isbedel doonka ee u taaqan xilka madaxtinimo ee maamulkaas kuwaas oo muddooyinkaan dambe dhaliilsanaa hanaanka ay wax u wadaan guddiga doorashooyinka.

Xubnaha guddiga ee la magacaabay waxa ay ka koobanyihiin 11-xubnood kuwaas loo xilsaaray qabashada doorashada sila lagu yiri kulanka maanta lagu soo bandhigayay cabashada musharaxiinta iyo xubnahaan la magacaabay.

- Advertisement -

Tan iyo markii maamulka Jubbaland ay ku dhawaaqeen guddiga doorashooyinka waxaa soo ifbaxayay dhaliilo loo jeedinayo oo intooda badan ka imaanayay musharaxiinta ku mideysan golaha isbedel doonka ee u taagan qabashada xilka madaxweynaha ee mamulkaas

Halkaan Ka Akhriso Qoraalka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts