HomeWararCaruur ku dhimatay Dab ka kacay Xaafad ka tirsan Muqdisho

Caruur ku dhimatay Dab ka kacay Xaafad ka tirsan Muqdisho

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Inta la xaqiijiyay 2-caruur ah oo wada dhalatay ayaa ku geeriyootay dab xooggan oo ka kacay Degmada Warta-nabadda gaar ahaan Suuqii hore ee Balka ee degmada Warta-nabadda EX Wardhiigley. Dabka ayaa ku biloowday sida la sheegay markii mid ka mid ah caruurta geeriyootay uu Jente-Siigar ku qabtay joodari uu ku jiifay kaas oo uu xakamayn […]

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay 2-caruur ah oo wada dhalatay ayaa ku geeriyootay dab xooggan oo ka kacay Degmada Warta-nabadda gaar ahaan Suuqii hore ee Balka ee degmada Warta-nabadda EX Wardhiigley.

Dabka ayaa ku biloowday sida la sheegay markii mid ka mid ah caruurta geeriyootay uu Jente-Siigar ku qabtay joodari uu ku jiifay kaas oo uu xakamayn waayay markii dambana uu dabku sii xoogeystay ilmihii yaraana ay hoos galeen Sariir tiilay qolka dabku qabsaday.

- Advertisement -

Gaadiidka Deb-damiska oo oo daqiiqado ka dib tegay goobta ayaa la tacaalaya damintiisa,dhinaca kalana waxaa lagu guda jiraa baadi goobka ilmo yar oo la la’yahay loona maleynayo in uu ku jiro mid ka mid ah guryaha gubtay.

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay iadacada dalsan ayaa sheegay ilmaha geeriyooday ay ahaayeen kuwa ka soo jeeda hal qoys waxaase ay sheegeen in ay iyana xoolo ku wax yeeloobeen debkaas welina lala tacaalayo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories