HomeWararWasaaradda Waxbarashada Somalia oo Amar culus dul-dhigtay Iskuulada ku yaalla dalka

Wasaaradda Waxbarashada Somalia oo Amar culus dul-dhigtay Iskuulada ku yaalla dalka

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somalis Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Qoraal ka soo baxay wasaaradda waxbarashada hidddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay amar culus oo ku socday dhamaan  iskuulada ku yaalla dalka waxaana wasaaraddu amartay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay isku diiwan-geliyaan. Waxa ay sheegtay wasaaraddu in looga baahanyahay Iskuulada in keenaan foomkooda mudda loo cayimay ciddii aan imaanaya tallaabo laga […]

- Advertisement -

Qoraal ka soo baxay wasaaradda waxbarashada hidddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay amar culus oo ku socday dhamaan  iskuulada ku yaalla dalka waxaana wasaaraddu amartay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay isku diiwan-geliyaan.

Waxa ay sheegtay wasaaraddu in looga baahanyahay Iskuulada in keenaan foomkooda mudda loo cayimay ciddii aan imaanaya tallaabo laga qaadayo iyada oo loo marayo hanaanka hagaajinta waxbarashada.

- Advertisement -

Amarkaan ayaa ah mid ku socda dhamaan dugsiyada waxbarasho ee heer fedraal iyo dowlad-gobaleedyada waxaana la faray ka hor 30-Bishaan in ay isku diiwaangeliyaan.

Halkaan Ka Akhriso Qoraalka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories