HomeWararMadaxweynaha K/Galbeed oo Madaxda dalka kala hadlay Arrimo muhiim ah

Madaxweynaha K/Galbeed oo Madaxda dalka kala hadlay Arrimo muhiim ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo,kadib markii uu Muqdisho uga qeyb galay Aaska Allaha u naxariistee Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan yariisow. Garoonka Diyaaradaha Shaati gaduud Airport ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada KG Wasiiro Xildhibaano Siyaasiyiin Saraakiisha Ciidanka iyo Shacabka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo,kadib markii uu Muqdisho uga qeyb galay Aaska Allaha u naxariistee Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan yariisow.

Garoonka Diyaaradaha Shaati gaduud Airport ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada KG Wasiiro Xildhibaano Siyaasiyiin Saraakiisha Ciidanka iyo Shacabka Reer Baydhabo .

- Advertisement -

Madaxweyne Lafta-gareen ayaa kulamo kala gedisan oo looga hadlayo Arimaha Ka jira Koonfur Galbeed la qaatay Madaxda ugu Saraysa Dalka, kaasi oo looga hadlay Amniga, Dhaqaalaha, Cafimaadka Dib u dhiska iyo Qodobo kale.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman ayaa qeyb ka ahaa madaxdii uu la kulmay Madaxweyne Cabdicasiis Lafta gareen,iyagoona ka wada hadlay sidii xaaladaha ka jira KF wax looga bedeli lahaa.

Madaxweynaha Dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali ayaa Sidoo kale Madaxweynaha kulan la Qaatay, kaasi oo ahaa mid badankiisa xooga lagu saarayey Arimaha kajira KGS, sida Howlgalada ay wadaan Ciidanka Xooga Dalka ee ka dhan Al-shaabaab loo kordhin lahaa,isla markaana loo furi lahaa Wadooyinka Xiran waxa Sidoo kale Kulanka looga hadlay Howlgalkii u dambeyey Ciidanka xooga Dalka ay ku qabsadeen Degmada Owdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts