HomeWararKalfadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka oo la shaaciyay inuu xirmay

Kalfadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka oo la shaaciyay inuu xirmay

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa shaaciyay inuu xirmay Kalfadhiga 5aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka. Qoraal uu soo saaray Guddoomiye Mursal ayuu sheegay in Kalfadhiga 5aad ee Golaha Shacabka uu si rasmi ah u xirmay 27kii July and 2019,kadib markii uu furmay 27-kii Maarso  ee sanadkan 2019 uu furay Madaxweyne […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa shaaciyay inuu xirmay Kalfadhiga 5aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka.

Qoraal uu soo saaray Guddoomiye Mursal ayuu sheegay in Kalfadhiga 5aad ee Golaha Shacabka uu si rasmi ah u xirmay 27kii July and 2019,kadib markii uu furmay 27-kii Maarso  ee sanadkan 2019 uu furay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka Guddoomiyaha ayaa waxaa dhammaan  Xildhibaanada Golaha Shacabka lagu wargeliyay inuu xirmay Kalfadhiga 5aad ee Golaha,isla markaana Kalfadhiga 6aad ee Golaha Shacabka uu furmi doono 27ka September 2019.

Hoos ka Akhriso Qoraalka uu soo saaray Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories