HomeWararKalluumeysatadii u dhalatay dalka Thailand ee ku xayirnaa Xeebta Bosaaso oo dib...

Kalluumeysatadii u dhalatay dalka Thailand ee ku xayirnaa Xeebta Bosaaso oo dib loo celinayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Thailand, Busadee Santipitaks  ayaa sheegay inay Kalluumeystadaasi oo tiradoodu dhan tahay 50 qof  isbuuca soo socda dib loogu soo celin doono dalkooda hooyo, isla markaana loo diyaariyey Tikidhada Diyaaradii ay soo raaci lahaayeen. Afhayeenka waxa uu tilmamaay inay Maamulayaasha Soomaalida si wanaagsan uga soo jawaab celiyeen Codsi ay Safaaradda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Thailand, Busadee Santipitaks  ayaa sheegay inay Kalluumeystadaasi oo tiradoodu dhan tahay 50 qof  isbuuca soo socda dib loogu soo celin doono dalkooda hooyo, isla markaana loo diyaariyey Tikidhada Diyaaradii ay soo raaci lahaayeen.

Afhayeenka waxa uu tilmamaay inay Maamulayaasha Soomaalida si wanaagsan uga soo jawaab celiyeen Codsi ay Safaaradda Thailand ee magaalladda Nairobi ku dalbatay in laga taageero sidii Kalluumeysatadaasi loogu fududeyn lahaa Socdaalkooda.

- Advertisement -

 

Waxa uu xusay inay Maamul-gobaleedka Puntland xaqiijiyeen Ambabaxa Kalluumeysatadaasi, loona fududeynayo wixii Tas-hiilaad si ay ugu soo laabtaan dalkodoa hooyo.

Afhayeenka waxa kale oo uu tilmaamay inay Kalluumeysatadaasi ku xayiran yihiin doonida Kalluumeysiga ee Waddani 1 oo taagan meel ka baxsan Xeebta magaalladda Bosaaso, isla markaana ay gabaabsiga ka tahay Cuntadii iyo Biyaha la cabo ee u saarnaa Doonidaas.

- Advertisement -

Kalluumeysatadaasi oo tiradoodu dhan 50 Shaqaale ayaa waxay hadal-hayntooda figta sare kaga jireen Wararka Caalamka, kadib,, markii mid ka mid ah Kalluumeysatadaasi oo saaran Doonida  Waddani 1 uu Wicitaan Muuqaal leh ku sheegay inay xaallad khatar ah ku jiraan, isla markaana aysan wax mushaar ah qaadanin muddo 8 bilood ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts