HomeWararDEG DEG:-Dib u dhac ku yimid keenista Meydka Guddoomiyihii G/Banaadir

DEG DEG:-Dib u dhac ku yimid keenista Meydka Guddoomiyihii G/Banaadir

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

War hada soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaa in dib u dhac uu ku yimid keenista Magaalada Muqdisho Meydka Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow oo Maanta qorshu ahaa in la keeno dalka. Qaban-qaabada Aaska Eng. Yariisow ayaa ka socotay Magaalada Muqdisho,waxana Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ku sugnaa Guddiga loo […]

- Advertisement -

War hada soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaa in dib u dhac uu ku yimid keenista Magaalada Muqdisho Meydka Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow oo Maanta qorshu ahaa in la keeno dalka.

Qaban-qaabada Aaska Eng. Yariisow ayaa ka socotay Magaalada Muqdisho,waxana Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ku sugnaa Guddiga loo xilsaaray Aaska qaran,hayeeshee waxaa la xaqiijiyay in dib ugu dhac uu ku yimid keenista Meydka,isla markaana maalinta Berri la keeni doono.

- Advertisement -

Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow ayaa Khamiistii la soo dhaafay ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Qatar,kadib dhaawac Culus oo ka soo gaaray Qaraxii dhawaan ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir xili uu socday Shir looga hadlayay amniga Caasimadda.

Amniga Magaalada Muqdisho ayaa Maanta siweyn adkeeyay,waxaana Ciidanka dowladda saakay ay xireen inta badan Wadooyinka ku yaalla Caasimadda.

Weli si rasmi ah looga oga sababta baajisay keenista Meydka Allaha u naxariistee Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories