HomeWararCiidanka Danab oo lagu wareejiyay amniga Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb

Ciidanka Danab oo lagu wareejiyay amniga Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka ayaa Maanta waxaa si rasmi ah  loogu wareejiyay amniga Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ugu tegay Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka ee lagu wareejiyay amniga Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb. Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Kheye ayaa Ciidanka kula […]

- Advertisement -

Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka ayaa Maanta waxaa si rasmi ah  loogu wareejiyay amniga Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ugu tegay Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka ee lagu wareejiyay amniga Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb.

- Advertisement -

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Kheye ayaa Ciidanka kula dar-daarmay Adkeynta Amniga Garoonka,isla markaana faray inay wada shaqeyn la yeeshan hay’addaha ka howlgala Garoonkaas.

Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ayaa shalay waxaa si buuxda loogu wareejiyay Ciidamada ammaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya,waxaana xalay kulan looga hadlayay amniga Magaaladaas shir Guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories