HomeWararAkhriso:-Sababta keentay Dib u dhaca Meydka Eng. Yariisow oo la shaaciyay?

Akhriso:-Sababta keentay Dib u dhaca Meydka Eng. Yariisow oo la shaaciyay?

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Guddiga qaban-qaabada aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid, taas oo loo sababaynayo cillad farsamo oo ku timid Diyaaraddaii soo qaadi lahayd meydka marxuumka. Guddiga ayaa sheegay in aaska Qaran uu dib u dhacay Berri subax 08:00AM hadii uu Alle idmo. Guddoomiyaha Guddiga qaban-qaabada oo […]

- Advertisement -

Guddiga qaban-qaabada aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid, taas oo loo sababaynayo cillad farsamo oo ku timid Diyaaraddaii soo qaadi lahayd meydka marxuumka.

Guddiga ayaa sheegay in aaska Qaran uu dib u dhacay Berri subax 08:00AM hadii uu Alle idmo.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Guddiga qaban-qaabada oo ah Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Eng; Cabdi Canshuur Xasan, ayaa sidaasi saxaafadda u sheegay.

Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow ayaa Khamiistii la soo dhaafay ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla dalka Qatar,kadib dhaawac Culus oo ka soo gaaray Qaraxii dhawaan ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir xili uu socday Shir looga hadlayay amniga Caasimadda.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories