HomeWararDhageyso:- Puntland oo ka hadashay xaaladda gobolada Sool iyo Sanaag

Dhageyso:- Puntland oo ka hadashay xaaladda gobolada Sool iyo Sanaag

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kadib munaasabad lagu maamuusayay sanadguuradii 21-aad ee ka soo wareegtay aas-aaska maamulka Puntland ayaa waxaa khudbado ka jeediyay inta badan madaxda maamulka Puntland siada madaxweynaha gudoomiyaha golaha wakiilada iyo Madaxweyne ku-xigeenka maamulkaas iyaga oo si quta dheer uga hadlay wa qabadka maamulkaas intii uu shaqeynayay. Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib munaasabad lagu maamuusayay sanadguuradii 21-aad ee ka soo wareegtay aas-aaska maamulka Puntland ayaa waxaa khudbado ka jeediyay inta badan madaxda maamulka Puntland siada madaxweynaha gudoomiyaha golaha wakiilada iyo Madaxweyne ku-xigeenka maamulkaas iyaga oo si quta dheer uga hadlay wa qabadka maamulkaas intii uu shaqeynayay.

Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa soo hadal qaaday muranka waqtiga dheer ka taagan gobolada Sool iyo Sanaag oo maamulkooda ay kala sheegtaan Somaliland iyo Puntland wax

- Advertisement -

Axmed Cilmi Cismaan Karaasha ayaa yiri gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn, waxa uu sheegay in gobolaadi ay kaalinta kowaad kaga jireen Aasaaskii Puntland oo kaalin wayn ku lahaayeen, waxaana uu tilmaamay in gobolaadi ay Puntlandba iyagu yihiin oo la’aantood Puntland aysan cagaha isku taagteen.

Goboladaan ayaa dhowr jeer waxaa dagaal dhaliyay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ku dhex-maray maamulada deriska ah ee Somaliland iyo Puntland kuwaas oo isku heysta maamulka goboladaan.

Halkaan Ka Dhageyso Codka 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts