HomeWararAskar ka tirsan Boliska Uganda oo dhamaystay Hawlihii ay u joogeen Somalia

Askar ka tirsan Boliska Uganda oo dhamaystay Hawlihii ay u joogeen Somalia

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

160 Askar u dhalatay Uganda oo qeyb ka ahaa Boliska AMISOM ayaa dhamaystay hawlgal ay Somalia u joogeen muddo hal sanno ah. Wakiilka Gaarka ee Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, ahna Madaxa Hawlgalka AMISOM, Ambassador Francisco Madeira waxa uu Abaalmarin Billado ah guddoonsiiyey Ciiddanka ka socday Boliska Uganda, kadib, markii Munaasabad lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

160 Askar u dhalatay Uganda oo qeyb ka ahaa Boliska AMISOM ayaa dhamaystay hawlgal ay Somalia u joogeen muddo hal sanno ah.

Wakiilka Gaarka ee Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, ahna Madaxa Hawlgalka AMISOM, Ambassador

- Advertisement -

Francisco Madeira waxa uu Abaalmarin Billado ah guddoonsiiyey Ciiddanka ka socday Boliska Uganda, kadib, markii Munaasabad lagu sagootinayey lagu qabtay Xraunta Dhexe ee AMISOM ee magaalladda Muqdisho.

Waxa uu ku ammaanay hawl-karnimadda ay muujiyeen muddadii ay joogeen Somalia, wuxuuna xusay inay si Naf-hurnimo ah u guteen Waajibaadkooda.

Ambassador Madeira waxa kale oo uu ka hadlay Qorshaha Xilliga Kala-guurka ee Somalia, wuxuuna xusay inay muhiim tahay tallaabadda ay AMISOM ay Ciiddanka Somalia ku wareejinayaan sugidda  Nabadda iyo Ammaanka dalkooda hooyo.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Ciiddanka Boliska Uganda ee la abaalmariyey oo dib ugu laabanaya dalkooda hooyo, waxay muddadii ay Somalia joogeen ka hawl-galeen sugidda Ammaanka ee Hay’addaha muhiimka ee DFS, Kala-furfurista Qaraxyadda iyo sugidda Ammaanka Muqdisho, Hubinta gaadiidka ee Baraha Baaritaanka ee gudaha Muqdisho iyo iyagoo Hawlgalladda Ilaaladda kala qeyb geli jireen Ciiddanka Boliska Somalia.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts