HomeWararSawirro:- Kumaandoos lagu soo tababaray dalka Turkiga oo soo gaaray Muqdisho

Sawirro:- Kumaandoos lagu soo tababaray dalka Turkiga oo soo gaaray Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiirka Gaashandhigga Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Maxamed Cali (ammar dambe), ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhoweeyay Cutubka ka tirsan Ciidanka xoogga Dalka oo tababar kusoo qaatay Dalka Turkiga Wasiirka oo ay wehliyaan ku simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ahna Taliye ku xigeenka Ciidanka iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga ee Soomaaliya, ayaa Ciidanka […]

- Advertisement -

Wasiirka Gaashandhigga Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Maxamed Cali (ammar dambe), ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhoweeyay Cutubka ka tirsan Ciidanka xoogga Dalka oo tababar kusoo qaatay Dalka Turkiga

Wasiirka oo ay wehliyaan ku simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ahna Taliye ku xigeenka Ciidanka iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga ee Soomaaliya, ayaa Ciidanka ku bogaadiyay sida ay ugu Dhabar adeygeen tababarka ay soo qaateen.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliya General Odowaa Yuusuf Raage ayaa Ciidamadan kaga mahadceliyay sida wanaagsan ee ay tababarka u qaateen muddadii ay joogeen Dalka Turkiga

Ku simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Ahna Taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka S/gaas cabdi Xasan Maxamed Xijaal ayaa dowlada Turkiga kaga Mahadceliyay dadaalka adag ay ku bixineyso dhismaha ciidanka Xoogga Dalka

Wasiirka Gaashandhigga Xukumada Federaalka Soomaaliya,Xasan Maxamed Cali waxa uu sheegay in Dowlada Soomaaliya ay ku howlan tahay dib udhiska Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Ciidanka soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa muddo ku dhow Sanad waxa ay tababar ku qaadanayeen Dalka Turkiga, waxaana jira dufcado kale oo iyaguna ka soo baxay Dugsiga Turk-Som ee Muqdisho iyo xarumo kale, kuwaas oo door buuxa ka qaadan doona la dagaallanka Argagixisada.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories