HomeWararPuntland oo u dabaal degeysa Aas-aaskeedii oo laga joogo 21-Sano

Puntland oo u dabaal degeysa Aas-aaskeedii oo laga joogo 21-Sano

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Maanta oo ay taariikhdu tahay 1-da1-da  Agoosto waxaa deegaanada maamulka Puntland looga dabaal degayaa Sannad-guuradii 21-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay maamul-gobaleedka Puntland 1-dii Agoosto 1998-dii,iyada oo saakay si weyn looga dareemayoqaban qaabada munaasabadda magaalada Garoowe iyo deegaanada kale. Masuuliyiin ka tirsan dowladda fedraalka Somalia ayaa ka qeyb geli doona munaasabadda lagu weynaynayo […]

- Advertisement -

Maanta oo ay taariikhdu tahay 1-da1-da  Agoosto waxaa deegaanada maamulka Puntland looga dabaal degayaa Sannad-guuradii 21-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay maamul-gobaleedka Puntland 1-dii Agoosto 1998-dii,iyada oo saakay si weyn looga dareemayoqaban qaabada munaasabadda magaalada Garoowe iyo deegaanada kale.

Masuuliyiin ka tirsan dowladda fedraalka Somalia ayaa ka qeyb geli doona munaasabadda lagu weynaynayo aas-aaska Puntland waxaana ka mid ahxildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka Somalia gaar ahaana kuwa ka soo jeeda deegaanadaas.

- Advertisement -

Madaxweyanaha maamulka Puntland ayaa khudbad ka jeedi doono xuska iyada oo uu ka hadli doono arrimaha la xiriira aas-aaska iyo horumarka Puntland ay sameysay muddadii 21-sano ah ee ay jirtay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories