HomeWararShil khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Shil khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Shil sababay Khasaaro nafeed ayaa waxa uu ka dhacay Isgoyska Howlwadaag ee Gobolka Banaadir,sida dad Goobjoogayaal ah Radio Dalsan ay u sheegeen. Shilkan ayaa waxaa uu yimid kadib markii isku dhaceen Gaari Hoomey iyo Mooto Bajaaj,waxaana xiliga falka uu dhacayay wadada ay aheyd mid aad u Mashquul badan. Shilkaas ayaa waxaa ku dhintay Darawalkii waday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shil sababay Khasaaro nafeed ayaa waxa uu ka dhacay Isgoyska Howlwadaag ee Gobolka Banaadir,sida dad Goobjoogayaal ah Radio Dalsan ay u sheegeen.

Shilkan ayaa waxaa uu yimid kadib markii isku dhaceen Gaari Hoomey iyo Mooto Bajaaj,waxaana xiliga falka uu dhacayay wadada ay aheyd mid aad u Mashquul badan.

- Advertisement -

Shilkaas ayaa waxaa ku dhintay Darawalkii waday Mooto Bajaajta,waxaana Meydka Marxuumka goobta ka qaaday dad shacab ah oo xiligaas goobta Agdhawaa,waxaana loo qaaday dhanka Xarunta CID-da.

Sidoo kale wararka ayaa tilmaamaya  in Darawalkii gaariga ee Mootada ku dhacay uu goobta ka baxsaday,waxaana durbo halkaas soo gaaray Ciidamo Boolis ah oo xiligaas ku sugnaa meel ku dhow halka uu Shilka ka dhacay.

Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa mararka qaar ka dhaca shilal kala duwan oo geysta Khasaarooyin kala duwan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts