HomeWararSawirro:-Dekadda Magaalada Kismaayo oo laga soo saarayo Maraakiib hore ugu degtay

Sawirro:-Dekadda Magaalada Kismaayo oo laga soo saarayo Maraakiib hore ugu degtay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Dekada Magaalada Kismaayo ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta waxaa laga bilbaabay soo saarista Maraakiib horey uga degtay Dekadda Magaaladaas. Wararka aan ka helayo Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta la bilabay howlaha shaqo ee lagu soo saarayo Maraakiibtii hore,iyadoo shaqadaas ay ka qabanayan Injineero isugu jira Soomaali iyo Ajaaniib. Sidoo kale Maraakiibta ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dekada Magaalada Kismaayo ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta waxaa laga bilbaabay soo saarista Maraakiib horey uga degtay Dekadda Magaaladaas.

Wararka aan ka helayo Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta la bilabay howlaha shaqo ee lagu soo saarayo Maraakiibtii hore,iyadoo shaqadaas ay ka qabanayan Injineero isugu jira Soomaali iyo Ajaaniib.

- Advertisement -

Sidoo kale Maraakiibta ay Injineerada soo saarayan ayaa tiradooda waxaa lagu sheegay ilaa 7 Markab,kuwaasi oo dhibaato ay ku qabeen Maraakiibta kusoo xeranaysa dekeda.

Dad ku sugan Magaalada Kismaayo oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa u sheegay in Maraakiibtan ay Dekadda Kismaayo ay ku degeen xilligii dowladdii dhexe ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa Beesha Caalamka ka socday dhawaan sidii loo soo saari lahaa Maraakiibta ku buburay Dekadda Kismaayo,waxaana arrintaas soo dhaweeyay Ganacsata ay wax ku soo degaan halkaas.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts