HomeWararSawirro:-Wasiir Beyle oo la kumay qaar ka mid ah Madaxda Waddamo Caalami...

Sawirro:-Wasiir Beyle oo la kumay qaar ka mid ah Madaxda Waddamo Caalami ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirka maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Beyle, oo ku sugan Magaalada Washington DC ee Caasimadda Dalka Maraykanka ayaa kualmmo la qaatay qaar ka mid ah madaxda Dalkaasi iyo hay’ado Caalami ah. Mudane; Beyle, ayaa shirar gooni-gooni ah kula qaatay Magaalada Washington mas’uuliyiin ka tirsan hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF, Bangiga Aduunka iyo xubno kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Beyle, oo ku sugan Magaalada Washington DC ee Caasimadda Dalka Maraykanka ayaa kualmmo la qaatay qaar ka mid ah madaxda Dalkaasi iyo hay’ado Caalami ah.

Mudane; Beyle, ayaa shirar gooni-gooni ah kula qaatay Magaalada Washington mas’uuliyiin ka tirsan hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF, Bangiga Aduunka iyo xubno kale oo ka socday Dalalka Ingiriiska, Talyaaniga iyo Sacuudi Carabiya.

- Advertisement -

“Waxaan Magaalada Washington shirar gooni gooni ah kula qaatay madaxda IMF, Bangiga Aduunka iyo xubno kale oo ka socday Dalalka UK, Italy iyo Saudi Arabia” ayuu yiri Wasiir Beyle.

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya , C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in madaxdii uu la kulmay ay wadaageen xogo ku aaddan   is-beddalka maliyadeed ee Soomaaliya iyo hiigsiga ku saabsan deyn cafinta Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts