HomeWararSawirro:-Wasiirka A/Dibadda Somalia oo Qaabiley Wakiilka Cusub ee Hay’adda WFP

Sawirro:-Wasiirka A/Dibadda Somalia oo Qaabiley Wakiilka Cusub ee Hay’adda WFP

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta xafiiskiisa Wasaaradda kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga Wakiilka cusub ee Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobey ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan (WFP) u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Cesar Arroyo. Kulanka ayaa looga hadlay iskaashi wadaagga u dhexeeya Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta xafiiskiisa Wasaaradda kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga Wakiilka cusub ee Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobey ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan (WFP) u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Cesar Arroyo.

Kulanka ayaa looga hadlay iskaashi wadaagga u dhexeeya Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo WFP iyo howlaha ay ka fuliso guud ahaan dalka, oo ay ku jirto dhiirrigelinta beeraladayda Soomaaliyeed iyadoo laga iibsanayo wax soo saarkooda dalagga beeraha, shaqa-gelinta dhalinyarada, taageeridda haweenka iyo wax ka qabashada deegaannada fog ee miyiga si loo hagaajiyo xaaladda nololeed dadka halkaasi ku nool si loo yareeyo xaaladaha abaareed ee soo noq-noqday.

- Advertisement -

Wakiilka cusub ee WFP Soomaaliya waxa uu carabka ku adkeeyay ballanqaadkiisa dhammaystiran iyo wadashaqaynta hey’addiisu la leedahay Soomaaliya si looga guul keenno dhowr howl-qabad oo istiraatiiji leh.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts