HomeWararSawirro:-Wafdi ka socda Dowladda iyo xubno ka tirsan QM oo gaaray Baydhabo

Sawirro:-Wafdi ka socda Dowladda iyo xubno ka tirsan QM oo gaaray Baydhabo

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasiirka Haaweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Marwo; Deeqa Yaasiin iyo Pramila Patten oo ah ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan tacaddiyada galmada ayaa booqasho ku tagay Magaalada Baydhabo. Wafdigan ayaa waxaa Magaalada Baydhaba ku qaabbilay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Koofur Galbeed, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen). Wasiirka Haweenka iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Haaweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Marwo; Deeqa Yaasiin iyo Pramila Patten oo ah ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan tacaddiyada galmada ayaa booqasho ku tagay Magaalada Baydhabo.

Wafdigan ayaa waxaa Magaalada Baydhaba ku qaabbilay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Koofur Galbeed, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen).

- Advertisement -

Wasiirka Haweenka iyo mas’uuliyiinta ka socota Qaramada Midoobay ayaa inta ay halkaasi joogaan waxay u kuur geli doonaan, heerka ay gaarsiisan tahay tacaddiyada Haweenka, iyagoo madaxda maamulka Koofur galbeed kala sheekeysan doona arriamo ku aaddan ka hortagga gabbood fallada Dumarka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts