HomeWararFaah Faahin:-Askari ka tirsan Ciidanka dowladda oo Askari kale ku dilay Muqdisho

Faah Faahin:-Askari ka tirsan Ciidanka dowladda oo Askari kale ku dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Warar dheeraad ah ah ayaa ka soo baxaya Askari ka tirsanaa Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu dilay gudaha Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Dad Goobjoogayaal ah ayaa sheegay in dilkan uu ka dhacay Isgoyska Korontada ee Degmada Wadajir,isla markaana Askariga uu u geysaty Askari kale oo ka tirsan dowladda xili uu ku sugnaa halkaasi,isagoona […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ah ayaa ka soo baxaya Askari ka tirsanaa Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu dilay gudaha Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

Dad Goobjoogayaal ah ayaa sheegay in dilkan uu ka dhacay Isgoyska Korontada ee Degmada Wadajir,isla markaana Askariga uu u geysaty Askari kale oo ka tirsan dowladda xili uu ku sugnaa halkaasi,isagoona u geeriyooday rasaasta lagu dhutay.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska ayaa si deg deg ah u soo gaaray goobta uu dilka ka dhacay,kuwaasi oo goobta ka qaaday Meydka Askariga la dilay.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dilkaas,waxaana la sheegay inuu ka dambeeyay kadib markii uu mursan uu soo kala dhexgalay,hayeeshee markii uu dambe la toogay Askariga.

Askarigii ka dambeeyay falkaas ayaa la timaamay in goobta uu ugu baxsaday luugb yar oo ku yaallay agagaarka Isgoyska Korontada ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xiliyada qaar ka dhaca dilalka ay isku geystaan Askarta ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya,kuwaasi oo marka hore sababa muran soo kala dhexgala.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts