HomeWararDhageyso:- Somalia maxay ugu kala duwan yihiin Guinea iyo Kenya?

Dhageyso:- Somalia maxay ugu kala duwan yihiin Guinea iyo Kenya?

Date:

Related stories

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa shalay shaaciyay in ay xiriirka u jartay dalka dhaca galbeedka qaaradda Africa ee Guinea kadib markii sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Somalia ay ku xad gudubtay madaxbanaanida Somaliya. Go’aankaas oo ka dambeeyay kadib markii madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo gaaray Guinea loogu sameeyay hab maamuus heer sare ah oo […]

- Advertisement -

Dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa shalay shaaciyay in ay xiriirka u jartay dalka dhaca galbeedka qaaradda Africa ee Guinea kadib markii sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Somalia ay ku xad gudubtay madaxbanaanida Somaliya.

Go’aankaas oo ka dambeeyay kadib markii madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo gaaray Guinea loogu sameeyay hab maamuus heer sare ah oo a mid ah kan madaxda dalalka kale.

- Advertisement -

Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliya Axmed Ciise Cawod ayaa la weydiiyay waxa ay Somalia ugu kala duwanyihiin Guinea iyo Kenya  maadaama Kenya ay sameynayso dhaq-dhaqaaqyo ka badan tan dalka kale ee xiriirka loo jaray.

Axmed Ciise Cwod ayaa tilmaamay in ay Kenya tahay dal deris ah oo wax is dhaafsi badan nagala dhexeeyo sidaas ayuu tilmaamay in Somalia ay u muujinayso dulqaad.

Arrinta kiiska badda ee sheegashada Kenya ee badda Somaliya oo wax laga weydiiyay ayuu tilmaamay in go’aankaas uu u yaallo maxkamadda calamiga ah ee ICJ.

- Advertisement -

Halkaan Ka Dhageyso Codka Wasiirka 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories