HomeWararDhageyso:- Shirkadda maamusha Garoonka Aadan Cadde oo qandaraaska loo kor dhiyay

Dhageyso:- Shirkadda maamusha Garoonka Aadan Cadde oo qandaraaska loo kor dhiyay

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumadda fedraalka Somalia ayaa shaaca ka qaaday in qandaraaska loo kor dhiyay shirkadda Favori ee laga leeyahay dalka Turkiga maamushana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Heshiiskaan oo laba sano ah ayaa dhinacyadu waxa ay ku heshiiyeen in shirkadda Favori ay garoonka geliso lacag dhan 14-milyan oo dollar […]

- Advertisement -

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumadda fedraalka Somalia ayaa shaaca ka qaaday in qandaraaska loo kor dhiyay shirkadda Favori ee laga leeyahay dalka Turkiga maamushana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Heshiiskaan oo laba sano ah ayaa dhinacyadu waxa ay ku heshiiyeen in shirkadda Favori ay garoonka geliso lacag dhan 14-milyan oo dollar oo lagu hor marinayo adeegyada garoonku uu u baahanyahay.

- Advertisement -

Wasiirka gaadiidka ayaa tilmaamay in uu kordhay duulimaadka garoonka iyo diyaaradaha ku soo degaya sidaas darteedna ay go’aansatay dowladdu in la balaariyo heshiiska lala galay shirkadda maamusha garoonka Aadan Cadde.

Halkaa Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories