HomeWararTaliyaha ciidanka xoogga oo ku wajahan deegaano ka tirsan gobolka Gal-gaduud

Taliyaha ciidanka xoogga oo ku wajahan deegaano ka tirsan gobolka Gal-gaduud

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Gen: Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe iyo saraakiil kale ayaa saakay ka ambabaxay magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Gal-gaduud. Taliyaha iyo wefdigiisa ayaa ku wajahan deegaanka Xeraale halkaas oo iyana laga bilaabi doona diiwaangelinta ciidamadii Ahlu-sunna ee ku biiray dowladda fedraalka oo qeybtii hore ee diiwaangeli tu ay ka bilaabatay magaalada Dhuusa-mareeb. […]

- Advertisement -

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Gen: Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe iyo saraakiil kale ayaa saakay ka ambabaxay magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Gal-gaduud.

Taliyaha iyo wefdigiisa ayaa ku wajahan deegaanka Xeraale halkaas oo iyana laga bilaabi doona diiwaangelinta ciidamadii Ahlu-sunna ee ku biiray dowladda fedraalka oo qeybtii hore ee diiwaangeli tu ay ka bilaabatay magaalada Dhuusa-mareeb.

- Advertisement -

Shalay ayay aheyd markii munaasabad lagu qaramayanayay ciidamadii ahlu-sunna ay ka dhacday magaalada Dhuusa-mareeb waxaana sidaas oo kale deegaano kale ka bilaabanaya diiwaangelin hor leg.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories