HomeWararAkhriso:-Guddiyadii loo xilsaaray Xasuuqii Gaalkacyo oo War-saxaafadeed soo saaray

Akhriso:-Guddiyadii loo xilsaaray Xasuuqii Gaalkacyo oo War-saxaafadeed soo saaray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa maalmihii la soo dhaafay waxaa kulamo kala duwan ku yeeshay Guddiyadii loo xilsaaray dhacdadii foosha xumeyd ee halkaasi ka dhacday iyo Xildhibaano,Wasiiro ka tirsan Galmudug,Bulshada Gaalkacyo iyo Ehelada dadkii laga dilay oo ka soo kala jeeday deegaanada maamulada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed. Guddiyada oo ka kala socday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa maalmihii la soo dhaafay waxaa kulamo kala duwan ku yeeshay Guddiyadii loo xilsaaray dhacdadii foosha xumeyd ee halkaasi ka dhacday iyo Xildhibaano,Wasiiro ka tirsan Galmudug,Bulshada Gaalkacyo iyo Ehelada dadkii laga dilay oo ka soo kala jeeday deegaanada maamulada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.

Guddiyada oo ka kala socday Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  iyo Dowlad Goboleedka Koofur-galbeed ayaa soo saaray War-saxaafadeed ka kooban dhowr qodob.

- Advertisement -

Warka ay soo saareen Guddiyada ayaa waxaa ay ku sheegeen inay isku raaceen xubno ka tirsan Maamulka Gaalkacyo,Xildhibaano,Wasiiro ka tirsan Galmudug,qeybaha kala duwan Bulshada iyo Ehelada laga dilay 9-kii ruux ee shacabka ahaa.

Hoos  ka Akhriso War-saxaafadeedka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts