HomeWararEthiopian Airlines oo bilaabi doonta Duullimaad Toos ah ee Magaalada Garoowe

Ethiopian Airlines oo bilaabi doonta Duullimaad Toos ah ee Magaalada Garoowe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Shirkadda Diyaaradaha ee Ethiopian Airlines ayaa shaacisay inay bilaabi doonta Duullimaad Toos ah oo ay ku tegayso Garowe ee Maamulka Puntland ee W/bari ee Somalia.. Agaasimaha Fulinta ee Shirkadda Ethiopian Airlines, Tewolde GebereMariam ayaa sheegay inay Duullimaadkaasi bilaabi doonaan bisha soo socota ee July 15-da, iyadoo Diyaaradda maalmaha Sabtida, Isniinta iyo Arbacadda tegi doonto Garowe. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirkadda Diyaaradaha ee Ethiopian Airlines ayaa shaacisay inay bilaabi doonta Duullimaad Toos ah oo ay ku tegayso Garowe ee Maamulka Puntland ee W/bari ee Somalia..

Agaasimaha Fulinta ee Shirkadda Ethiopian Airlines, Tewolde GebereMariam ayaa sheegay inay Duullimaadkaasi bilaabi doonaan bisha soo socota ee July 15-da, iyadoo Diyaaradda maalmaha Sabtida, Isniinta iyo Arbacadda tegi doonto Garowe.

- Advertisement -

Waxa kale oo uu tilmaamay inay Farxad weyn u tahay inay bilaabaan Duullimaadyo ay ku tegi doonaan Garowe.

Diyaaradaha Ethiopian Airlines waxay kaloo Duullimaadyo Joogto ah isaga kala gooshtaa Muqdisho iyo Addis Abeba, iyadoo Dhoofayaasha Qurbo-joogta u fududeysa Isku-xirka Duullimaadyadda Caalamiga ee  Europe, Maraykanka, Asia, Bariga Dhexe iyo Afrika.

Si kastaba ha ahaatee, Shirkadda Ethiopian Airlines, waxay dib u bilowday duullimaadyadda ay ku imaanayso magaallooyin ku yaalla Somalia, iyadoo aan horey uga shaqeyn jireen muddo haatan laga joogo 40-sanno.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts