HomeWararC/Kariin Guuleed “Maxamed Qanyare wuxuu ahaa ruug-cadaa siyaasadeed”

C/Kariin Guuleed “Maxamed Qanyare wuxuu ahaa ruug-cadaa siyaasadeed”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynihii hore ee dowlad Goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Marxuum Maxamed Qanyare Afrax oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa uu sheegay in Maxamed Qanyare uu ahaa oday iyo ruug-cadaa siyaasadeed soona qabtay xilal kala duwan. Sidoo kale Madaxweynihii hore ee Galmudug ayaa tacsi u diray […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee dowlad Goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Marxuum Maxamed Qanyare Afrax oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa uu sheegay in Maxamed Qanyare uu ahaa oday iyo ruug-cadaa siyaasadeed soona qabtay xilal kala duwan.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweynihii hore ee Galmudug ayaa tacsi u diray eheladii, qaraadadii iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Maxamed Qanyare Afrax oo Isbitaalka Ex Digfeer ugu geeriyooday Xanuun mudooyinkii dambe haayay.

Allaha u naxariisto marxuum Maxamed Qanyare Afrax oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho, marxuumka oo ahaa oday iyo ruug-cadaa siyaasadeed soona qabtay mas,uuliyado dhowr ah, waxaa tacsi u dirayaa eheladii, qaraadadii iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed”ayuu yiri Cabdikariin Guuleed

Maxamed Qanyare ayaa horey u soo noqday Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya iyo Wasiir,waxaana uu kamid ahaa siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee Caanka ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts