HomeWararMuhaajiriin ku geeriyootay dooni ku degtay Xeebaha Turkiga

Muhaajiriin ku geeriyootay dooni ku degtay Xeebaha Turkiga

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

8 Muhaajiriin ayaa la sheegay inay maanta ku hafteen Xeebta Galbeed ee dalkaasi, kadib, markii ay la degtay doonidii ay la socdeen. Wakaalladda Wararka dalkaasi eeAnadolu News Agency ayaa sheegtay  in la soo badbaadiyey 31-kale. Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha ayaa bilaabay hawlo gurmad ah oo lagu raadinayo haddii ay jiraan Muhaajiriin kale oo lagu la’ yahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

8 Muhaajiriin ayaa la sheegay inay maanta ku hafteen Xeebta Galbeed ee dalkaasi, kadib, markii ay la degtay doonidii ay la socdeen.

Wakaalladda Wararka dalkaasi eeAnadolu News Agency ayaa sheegtay  in la soo badbaadiyey 31-kale.

- Advertisement -

Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha ayaa bilaabay hawlo gurmad ah oo lagu raadinayo haddii ay jiraan Muhaajiriin kale oo lagu la’ yahay doonida maanta ku degtay xeebta Degmadda Bodrumee Gobalka Mugla.

Koox Quusayaal oo watay 2 dooni  iyo Helikopter ay leeyihiin Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha ayaana ka qeyb galayo baadi-gooobka Muhaajiriinta, iyagoo soo saaray maydka 8 qof o oka mdi ah Muhaajiriinta.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts