HomeWararNabadoon Caan ah oo lagu dilay Kismaayo iyo maamulka Jubbaland oo ka...

Nabadoon Caan ah oo lagu dilay Kismaayo iyo maamulka Jubbaland oo ka hadlay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kooxo ku hubeysnaa Bastoolado oo Caawa gudaga Magaalada Kismaayo ee Caasimada dowlad Goboleedka Jubbaland ku dilay Nabadoon Caan ahaa. Allaha u naxariistee Nabadoonka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabduqaadir Ibraahim Xasan,kaasi oo siweyn looga yaqaanay gudaha Magaalada Kismaayo,isla markaana waxaa dilkiiska ka hadlay maamulka Jubbaland. Madaxweynaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kooxo ku hubeysnaa Bastoolado oo Caawa gudaga Magaalada Kismaayo ee Caasimada dowlad Goboleedka Jubbaland ku dilay Nabadoon Caan ahaa.

Allaha u naxariistee Nabadoonka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabduqaadir Ibraahim Xasan,kaasi oo siweyn looga yaqaanay gudaha Magaalada Kismaayo,isla markaana waxaa dilkiiska ka hadlay maamulka Jubbaland.

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi u diray qoyskii iyo eheladii uu ka baxay Alla ha u Naxariistee Nabadoon Cabdiqaadir Ibraahim Xasan oo Al-Shabaab ay ku dileen Magaalada Kismaayo.

Madaxweynahu wuxuu Alle uga baryay Nabadoonka in Janadii fardowso uu ka waraabiyo isagoo dhinaca kalana Hay’adaha amaanka faray in baaritaan deg deg ah ay sameeyaan gacantana ay kusoo dhigaan kuwii ka danbeeyay falkii lagu dilay Alle ha u Naxariistee Nabadoon Cabdiqaadir Ibraahim Xasan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts