HomeWararMeydka Wiil dhalinyaro ahaa oo lagu Arkay duleedka Muqdisho

Meydka Wiil dhalinyaro ahaa oo lagu Arkay duleedka Muqdisho

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

War Goordhow soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxaa uu sheegayaa in duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanka Sarkuusta  daqiiqado kahor lagu arkay Meydka Wiil dhalinyaro ahaa. Dadka deegaanka ayaa tegay goobta lagu arkay Meydka si ay u soo Aqoonsadan,isla markaana waxaa ay sheegeen in qofkaas lagu dilay Xarig welina la aqoosan la’yahay. Sidoo kale Ciidamo […]

- Advertisement -

War Goordhow soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxaa uu sheegayaa in duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanka Sarkuusta  daqiiqado kahor lagu arkay Meydka Wiil dhalinyaro ahaa.

Dadka deegaanka ayaa tegay goobta lagu arkay Meydka si ay u soo Aqoonsadan,isla markaana waxaa ay sheegeen in qofkaas lagu dilay Xarig welina la aqoosan la’yahay.

- Advertisement -

Sidoo kale Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay inay tageen deegaanka Sarkuusta ee Duleedka Magaalada Muqdisho goobtana ay ka qaadeen Meydka Wiilka,kaasi da’ahaan lagu qiyaasay 25 jir.

Weli lama oga dadkii ka dameeyay dilkaas,waxaana wararka qaar ay tilmaamayaan inay ka dambeeyeen dilka Wiilka dad aan la aqoonsan waxa ay ahaayeen,kuwaasi oo baxsaday.

Dhawaan ayaa deegaanka Weeydow ee duleedka Magaalada Muqdisho sidaan oo kale loogu arkay Meydka Wiil dhalinyaro ahaa,kaasi oo la aqoosan cida dishay iyo sababta loo dilay intaba.

- Advertisement -

 

 

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories