HomeWararMuwaadin Somali-Maraykan horey u feeray Siyaasi Kenyan oo la xukumay

Muwaadin Somali-Maraykan horey u feeray Siyaasi Kenyan oo la xukumay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Jamaal Xuseen ayaa lagu xukumay xabsi 3 sanno ah, kadib, markii lagu helay inuu feeray Siyaasi lagu magacaabo Xuseen Maxamed oo ka soo jeeday Degmadda Wajeer, kaasi oo ku naafoobay jir-dilkaasi. Garsoore Eunice Kimaiyo  oo ka tirsan Maxkamadda Makadara ee magaalladda Nairobi ayaa ku dhawaaqday Xukunka lagu riday Jamaal Maxamuud, iyadoo sheegtay inay aragtay Wrabixinadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jamaal Xuseen ayaa lagu xukumay xabsi 3 sanno ah, kadib, markii lagu helay inuu feeray Siyaasi lagu magacaabo Xuseen Maxamed oo ka soo jeeday Degmadda Wajeer, kaasi oo ku naafoobay jir-dilkaasi.

Garsoore Eunice Kimaiyo  oo ka tirsan Maxkamadda Makadara ee magaalladda Nairobi ayaa ku dhawaaqday Xukunka lagu riday Jamaal Maxamuud, iyadoo sheegtay inay aragtay Wrabixinadda Dukumentiyo Caafimaad iyo Markhaatiyayaal goob jog ka ahaa markii uu Eedeysanaha feerayey Dhibanaha.

- Advertisement -

Falkaasi ayaa la sheegay inuu ka dhaacay meel ku dhow Masjid ku yaalla Xaafadda Islii ee magaalladda Nairobi bishii September 17-dii ee sanadkii 2017-kii.

Garsoore Amanya waxay sheegtay in Eedeysanaha oo Ajnabi ah dib loogu celin doono dalkiisa marka uu dhmaaysto Xabsiga lagu xukumay ee saddexda sanno.

Dhegeysiga dacwadiisa waxaa goobjoog ka ahayd Xasakiisa oo Kenyan ah iyo ilmo yar oo dhaleen, oo ay sheegeen inay u baahan yhaay Daryeel Waalid.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts