HomeWararMadaxweynihii hore ee Galmudug oo ka hadlay dadkii lagu laayay Gaalkacyo

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo ka hadlay dadkii lagu laayay Gaalkacyo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynihii hore ee dowlad Goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa si kulul u Cambaareeyay dadkii lagu laayay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa uu sheegay in 9 qofka ee dilka loo geystay ay ahaa ahaayeen dad aan waxba galabsan,kuwaasi oo dhammaantood ahaa Ganacsato kasoo jeeda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee dowlad Goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa si kulul u Cambaareeyay dadkii lagu laayay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa uu sheegay in 9 qofka ee dilka loo geystay ay ahaa ahaayeen dad aan waxba galabsan,kuwaasi oo dhammaantood ahaa Ganacsato kasoo jeeda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Madaxweynihii hore Galmudug ayaa waxaa uu ugu baaqay waxgaradka Gobolka Mudug iyo Masuuliinta reer Gaalkacyo iyo maamulka Galmudug inay soo qabtaan dadkii ka dambeeyay dilkaas, cadaaladdana la korkeeno.

Sidoo kale waxaa uu dadka kale ee reer Koofur Galbeed eek u dhaqan Gaalkacyo usoo jeediyay inay is dajiyaan,isla markaana  dulqaad muujiyaan.

Xalay ayaa waxaa Magaalada Gaalkacyo lagu dilay 9 qof oo shacab ahaa,kuwaasi oo ah hal goob lagu toogtay,waxaana dhacdadaas geystay Kooxo hubeysan oo ka Careysnaa dil loo geystay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka nabadsugida Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts