HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Xaaf oo Guddi u xilsaaraya dadkii lagu laayay Gaalkacyo

Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf oo Guddi u xilsaaraya dadkii lagu laayay Gaalkacyo

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa si kulul loogu Cambaareeyay weerarkii iyo Dilkii xalay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug,kaasi oo lagu xasuuqay dad shacab ahaa. Galmudug ayaa dhambaal tacsi ah u dirtay dhammaan Eheledii iyo qaraabadii ay ka baxeen 9-kii qof ee lagu dilay Gaalkacyo,kuwaasi oo dhammaantood ahaa Ganacsato […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa si kulul loogu Cambaareeyay weerarkii iyo Dilkii xalay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug,kaasi oo lagu xasuuqay dad shacab ahaa.

Galmudug ayaa dhambaal tacsi ah u dirtay dhammaan Eheledii iyo qaraabadii ay ka baxeen 9-kii qof ee lagu dilay Gaalkacyo,kuwaasi oo dhammaantood ahaa Ganacsato ka soo jeeda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxaa uu dadka shacab ah ee ku dhaqan Gobolka Mudug ugu baaqay inay is dejiyaan,isla markaana la shaqeeyaan laamaha amniga Galmudug si looga hor tego weerarada ka dhan ah Al-shabaab.

Sidoo kale Xaaf ayaa waxaa uu sheegay in aan marnaba la Aqabali doonin in dad shacab ah oo aan waxba galabsan la la dhibaateyo,waxaana uu tilmaamay inuu Guddi baaritaano ah u xilsaari doono dhacdadii xalay,si cadaalada loo horkeeno dadkii ka dambeeyay.

War-saxaafadeedka ka soo baxay Madaxtooyadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Warbaahinta u Akhriyay Afhayeenka Galmudug Abdiwali Jama Barre.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts