HomeWararSoomaaliya oo ka qeyb gashay Shir looga hadlaayay is dhexgalka Ganacsiga

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir looga hadlaayay is dhexgalka Ganacsiga

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wasiirka maaliyada Xukumada Federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in shirkii lagu soo gabagabeeyay Magaalada Addis ababa ee Dalka Itoobiya looga hadlay sidii ay Waddamada Gobolka wax u wada qabsan lahaayeen iyo sidii loo kobcin lahaa dhaq-dhaqaaqyada ganacsi ee Mandiqadda Geeska Afrika. Mudane; Beyle, oo u warramayay Idaacadda BBC-da ayaa intaa ku daray in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka maaliyada Xukumada Federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in shirkii lagu soo gabagabeeyay Magaalada Addis ababa ee Dalka Itoobiya looga hadlay sidii ay Waddamada Gobolka wax u wada qabsan lahaayeen iyo sidii loo kobcin lahaa dhaq-dhaqaaqyada ganacsi ee Mandiqadda Geeska Afrika.

Mudane; Beyle, oo u warramayay Idaacadda BBC-da ayaa intaa ku daray in ay Madaxda Waddamada Gobolka ee halkaasi ku kulmay isla meel dhigeen sidii Dal kasta loola wadaagi lahaa baahiyahiisa gaarka ah.

- Advertisement -

Qodobbada layku Afgartay ayuu Wasiirku ku sheegay, dhismaha Waddooyinka isku xira Waddamada Geeska, In laysu furo Ganacsiga iyo In la hagaajiyo lana ballaariyo Dekedaha Mandiqadda gaar ahaan kuwa Soomaaliya.

Shirkan Madaxda Waddamada Soomaaliya, Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Eretrea , African Development Bank iyo Bankiga Adduunka ugu soo idlaaday Magaalada Addis ababa, ayaa ah kii Saddexaad ee ay yeeshaan hoggaamiyeyaasha Gobolka, kaas oo inta badan lagu gorfeeyo sidii loo maareyn lahaa danaha ka wada dhexeeya Dalalkan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts