HomeWararAkhriso:-Maamulka Hirshabeelle oo Amar ku bixiyay in la soo xiro Yuusuf Dabageed

Akhriso:-Maamulka Hirshabeelle oo Amar ku bixiyay in la soo xiro Yuusuf Dabageed

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Warqad ka soo baxday Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cabdulaahi Maxamuud Gacal ayaa waxaa amar loogu bixiyay in lagu soo xiro Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed,kaasi xilka qaadis uu ku sameeyay Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare. Yuusuf Dabageed ayaa waxaa la sheegay in loo heysto Dembiyo kala duwan uu horey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warqad ka soo baxday Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cabdulaahi Maxamuud Gacal ayaa waxaa amar loogu bixiyay in lagu soo xiro Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed,kaasi xilka qaadis uu ku sameeyay Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.

Yuusuf Dabageed ayaa waxaa la sheegay in loo heysto Dembiyo kala duwan uu horey u galay,isla markaana waxaa amar ku bixiyay ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Hirshabeelle inay la soo xiro Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare Cabdi Waare ayaa waxaa xilkii looga qaaday Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed,iyadoona Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan loogu magacaabay inuu noqdo  Cali Maxamed Caraale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts