HomeWararQoys Somali oo ku kala lumay gudaha Libiya oo dib u midoobay

Qoys Somali oo ku kala lumay gudaha Libiya oo dib u midoobay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Hay’adda Dowladda Liibiya ugu qaabilsan Muhaajiriinta aan sharciga ahayn ayaa shaacisay inay ku guuleysatay inay dib u midoobaan Qoys Muwaadiniin Somalia oo si sharci-darro ah ku joogay dalkaasi. Hadal-qoraal oo ay maanta soo saartay Hay’addaasi ayaa lagu sheegay in in Aabaha qoyskaasi oo deganaa Degmadda Garji ee magaalladda Tripoli ay xaaskiisa iyo Wiilkiisa ku kala […]

- Advertisement -

Hay’adda Dowladda Liibiya ugu qaabilsan Muhaajiriinta aan sharciga ahayn ayaa shaacisay inay ku guuleysatay inay dib u midoobaan Qoys Muwaadiniin Somalia oo si sharci-darro ah ku joogay dalkaasi.

Hadal-qoraal oo ay maanta soo saartay Hay’addaasi ayaa lagu sheegay in in Aabaha qoyskaasi oo deganaa Degmadda Garji ee magaalladda Tripoli ay xaaskiisa iyo Wiilkiisa ku kala lumen xaallado aan kala caddayn.

- Advertisement -

Qoyskaasi ayaa la sheegay inay ka diiwaan gashanaayeen  Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR, isla markaana ay u kireysay guri, ilaa ay u ambabaxayaan dal kale.

Hay’adda waxay sheegtay in la xaqiijiyey Dukumentiyadda laga rabay  xaaska iyo wiilka ambadka ahaa oo la dhigay Faraca Waaxda Socdaalka  ee ku taalla degmo ka tirsan Tripoli.

Qoyska Soomaalida ee dib u midoobay lama shaacinin magacyadooda, balse, waxaa la soo bandhigay Sawiradooda oo keliya, sida lagu soo daabacay Shabakadda wararka Alwasat ee dalka Libya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories