HomeWararCiidanka Kenya iyo Al-shabaab oo dagaalamay iyo khasaaro ka dhashay

Ciidanka Kenya iyo Al-shabaab oo dagaalamay iyo khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab iyo Ciiddanka Kenya ayaa la sheegay inuu dagaal ku dhex maray Deegaanka  Fiino ee Degmadda Mandhera ee W/bari ee dalkaasi. Guddoomiyaha Gobalka W/bari Kenya, Mohamed Nirik ayaa xaqiijiyey inuu dhaacay iska horimaadkaasi oo lagu dilay Askari ka tirsan Boliska Kenya ee NPP iyo Dagaalame ka tirsan Alshabaab, waa sida uu hadalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab iyo Ciiddanka Kenya ayaa la sheegay inuu dagaal ku dhex maray Deegaanka  Fiino ee Degmadda Mandhera ee W/bari ee dalkaasi.

Guddoomiyaha Gobalka W/bari Kenya, Mohamed Nirik ayaa xaqiijiyey inuu dhaacay iska horimaadkaasi oo lagu dilay Askari ka tirsan Boliska Kenya ee NPP iyo Dagaalame ka tirsan Alshabaab, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Waxa kale oo uu sheegay inay tiro aan la aqoonin ku dhawaacmeen dagaalkaasi oo ay Alsahabaab iyo Ciiddanka Kenya fool-ka-fool ugu dagaalameen Tuulladda Dawaduba ee Deegaanka Fino.

Dagaalamayaasha weerraka geystay ayaa la sheegay inay gudaha u galeen Deegaanka Fino oo 6 KM u jira xuduudka Kenya la wadaagto Somalia.ma aha markii ugu horreysay ee ay Dagaalamayaasha Alshabaab weeraro ka geystaan Deegaanka Fino, waaxayna horey u beegsadeen, ila markaana burburiyeen Taawarada Shirkadaha Isgaarsiinta Kenya ee ku yaalla Deegaankaasi.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts